LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

DISPATCHER OVERVIEW DUTIES.

Dispatcher Overview.

Free Photo young delivery woman using mobile phone while going through dispatch list in the office 

Dispatcher waa masulka ama isu duwaha daqdaqaqa dadka, gawarida, qalabka & xaririyaha xogaha muhim ka ah. Dispatcher wuxu shaqo u dira shaqalaha & gawaridoda iyago oo ka hagayah dinaca installations & calls waxi emergency repairs ah. sido kale waxey u set gareyan schedule/ jadwalka qalabka guuritanka iyo xamuulka (for moving equipment & ferights).

Dispatcher waxa uu masuul ka yahay call emergency ka ha iyo kuwa non emergency ka ah sido kale marka ay gawarida & darawelkuba ay ku sugan yihiin meelaha halista ah waa in uu la socdoh xogaha asasiga ah intaa u garaiga wado xamulka or intusan dajin.

 Dispatcher waxa uu mamula wacitanka asaga oo qabayo xiliga ugu macqulsan iyago kaga jawabi karo ama ku wada shaqeynayo team ama koox sido kale waxey ku shaqeyn karan personal.

qeyba kamida ay qabtan dispatcher waa iney galiya data system ka, iney si dagan ula hadlan ama u qabtan telephone, sido kale waa iney call ayago si dagan ula hadlayah.

Dispatcher loogama baahna wax work experience ah but waxa looga high school or diploma.

Dispatcher wuxu manage gareya multi-lines ayago ka control system, wana khasab inu yaqano qofk how quickly shaqada u qabto una jawaabo calls ka & xiliyada high pressure situation uu jiro especially emergency situation.

Waxeyna isticmalan system kala duwan si ay uga jawaban calls ka, waxeyna isugu jiraan phones, computers & so on.

waxa intaas kuso kobeyna ka hadalka aragtida dispatch laga qabo & waxey qabtaan oo ay shaqadodu tahay.

 Thanks......................

Post a Comment

0 Comments