LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TERMINOLOGIES TRUCK INDUSTRIES PART 3

 Waa Erey Bixinta Truck Industry Q. 3

Waxan so xiganeynaa oo aan welii ka hadleyna ama falanqeyneynaa oo aan ku dex jirnaa truck industry iyo erey bixin tiisa anago qodob qodob u kala qadeynaa.

what-is-ltl-shipping

 H).

Hazmat- Hazardous materials: sida aynu wada ognahay truck waxa uu shaqadisu tahay ama uu qada xamulka kaso isogu jira waxyalo kala duwan  oo human needs ah marka ( Hazardous material) wa waxyalaha khatarta ah sida chemicals ka iyo wixi la mida so qeybtas aya lo yaqaan magacaas.

Headache Rack-  waa xeyndabka ka danbeeya taabka xamulka qadah si ay uga ilaaliso dirawalka gadaal hadii ay dacdo rar horey uga sii socda gawaarida.

Hours Of Services- FMCSA- Federal Motor Carrier Safety Administrstion: waa waxdadaba gasha wadoyinka ilalisana gaariga inta uu wadada saran yahay sacadaha oo control sha.

 J).

Jackknife- marka tractor & trailers ama cagaf-cagafyada iyo taragyada ay xagal fican isku hayaan.

JIN-Just In-Time:farshaxanka helitanka badeecada macmiilka oo aad ugu dhow wakhtigii uu u bahan yahay inuu iibiyo. tani waxey hoos ka digeysaa qiimaha iibiyaha iyadoo la dimayo alaabada.

K).

Kingpin(axel)- giraangiraha faasasku waxey ku wareegan biinanka.

Kingpin(trailers)- wuxuu ku xidhaa baabuurka taraarada.

Trucking terminology that every truck dispatcher MUST know - YouTube

L).

Landing Gear- wuxu support garya ama cawiya inta hore trailer marka uu darawelku uu rabo inuu gariga so jaro asaga oo qeybta danbe eee tractor 


tabanen.

Tractor Trailer Landing Gear ...


  LCV- Long Combination Vehicle: midkan waxa lagu magcabah log trailer double kaaso ka deer oo ah sida mid sex xabo oo la isku darey oo trailers ah.

Lessee- waxa loo yaqanah qofka ama company marku bixinayo lacagta uu qof kle ku isticmaley material kiisa ama properties ka uu leyahay.

Lessor- waxa la daha marka company ama qof uu bixiyo properties uu lee yahay si qof kale uu isticmalo kaaso like ka kireysta waxiisa qofkasna uu isticmaalo.

Lift Axel- waa (axel) deraad ah oo hoos loo digo si ay ubuxiyan culeeska rarka kaso kamilayo weight looga baahna heer federal & mid gobol bah.

LogBook- waa book uu truck oo darawelku ku qorto ama ku record gareeyo inta saac uu shaqeynayo 24/h period.

Logistic- waa farshaxanka cilmiyeysan kaaso ay dadku helan agab (material) mesha ay uga  bahan yahiin iyo marka ay u bahan yihiin in la gaarsiyobah.

Long Houl- Driving Long Distance: waa in la drive gareeyo wakhti deer.

LoBoy- Flatbed: waxa loo yaqanah trailer furan kaso loogu talagalay in lagu qaado alaabta size koodu deer yahay sida alaabta construction ka oo over size & shape ka ah.

   130+ Lowboy Trailer Stock Photos ...Lowboy Trailers ...

 LTL-Less-Than-Truckload: waa marka uu qaado truck ku cargo yar ama culees ka yar kii loogu talagalay meshi uu uga qaadi lahaa customer ka fullload, kaso ay ku jiran in la shipping gareyo one package ama kala bar truckload ka.

LTL Carrier- waa company ku caan eh inuu kala qeybiyo xirmo xirmo yar yar shippment kaso ay leeyihin dad ama company kala duwan sido kale hal truck qadayo.

O).

Owner Operator- waa truck uu qofkii iska lahaa gacanta ku haayo ka shaqeysanayo, waxkastana asiga isu qabanayo.

OTR- Over-The-Road: waa truck safar deer ado kaso isaga gudbayo magaaloyin iyo goboloh kala duwan.

What Is an OTR Truck Driver? Advantages ...

 

Post a Comment

1 Comments