LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TERMINOLOGIES TEUCK INDUSTRIES ( EREY BIXIN) PART 2

waxan kaso hadalnay qeybtii hore erey bixinta trucking industries terminology, kaso aad muhim ugu ah in qofka dispatchers ah barto asago egayah rules & regulation ka qodobadan intu ku dex jiro industry kaan, waxana u kala qadeyna qodobo anago mid mid u kor istageyna.

 Peterbilt Work Trucks | Peterbilt

D).

Deadhead- waxa wayeh ama loyaqan truck marka uusan wax cargo ah wadin ama rar qadin.

Doubles- waxa laisku daha marka ay isugu jiraan trailers ka iyo truck ka.

Drayage- waa markii uu alaabta u qaadayo meel dow kaso hadana uu truck wado long distance asago wado ayuu alaabta meel digayah parrel alabta oo ah sido kale tractor ka asago qadayah alaab 50 miles ah hadana meshas ayey final distination u ah.

E).

EDI- Electronic Document Interchange. waa electronic system kaso lagu share gareynayo transportation ama gaadidka document  la xarira sida billing of lading.

EOBR- Electronic on-Board Recorder. waa device lagu record gareeyo information ku sabsan truck trips.

E-log- waa computrized system oo lagu keep gareeyo trucks sacadaha shaqada iyo miles uu soconayo, marka carrier & dispatcher waxay dakhsihiba helayan xogta kaso awood u sinayah iney helan schedule ka driver si toosa bey u helayan, sido kale dowlada waxey jecelyihiin iney isticmalan E-log meshay ka isticmali lahayen midka gacanta lagu qoroh.

F).

Fifth Wheel: waa wadada ay ka siman yihiin tractor iyo trailers waa girangirta shanaad ee lo yaqan fifth wheel kaso dexda ku leh kingpin oo support gareeyo isku xirka horey iyo gadal trailers ka.

Flatbed: waa trailers open ah waxana lo isticmala in lagu qaado alaabta dismaha iyo agabkooda, iyo masharicta qalaboda over size & shape kaba.

FMCSA: Federal Motors Carrier Safety Administration, waxey qabeysa ama hagta US Commercial Industry.

Forced Dispatch: marka company dispatcher uuu qaado load, hadana delivery time uu driver siiyo iyo xiliga la geynayo labadba, hadana driver uu ku khasban yahay inuu qaado load ka, ama uu u dibtoodo qaadista load or dajinta oo line up deer u galo oo sugayo malin iyo labo malinbah  aya loo yaqanah ama la daha forced dispatch.

G).

Gawr- gross axel weight rating:  warshada waxey qorta mesha cules uu qaadi kar axel ka.

GCW- Gross Combination Weight : waa guud ahan culeska uu qaadi karo daman xamulka  vehicle oo ay ku jiran gawarida noocodo yahay trailers, truck & cargo.

Governor - waa device hagah inu top speed ku socdoh, waxa kalo lo isticmala balaca cabir ahan si loo hubiyo drivers ka si uu ugu sugnado rule ka to improve fuel and efficiency & safety.

Grade - waa dererka buurta 5 % grade oo la macno ah in buurto u kacsan tahay kor 5 feet per 100 miles.

GVW- Gross Vehicle Weight : waa isu geynt daman culeeska gariga & waxa saranbah.

GVWR- Gross Vehicle Weight Rating: waa meeqa ayey warshada u cayimtey iney qadan gawarida xamula ahaan.


Lasoco qeybta xigtah.

Post a Comment

0 Comments