LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

TERMINOLOGIES (ERAY BIXIN).

 Waa maxay erey bixinta truck?


Truck Dispatcher: The Trucker's Secret ...


Box Truck Dispatch Service - Resolute ... 

Truck caadiyan waxa uu u sameysan yahay inuu wax rixo ama fuqisa hore gadal lagaga xiro semitrailor waxa lo yaqan kaso ku raran xamuul ama rar ( load). Macnaheda ama ulajedadeda waxa wayeh giraangiraha shanaad ee ku dul rakiban rear axel-ka, cagaf iyo semitrailer isku darka tri-axel.Truck, Tractor and Trailer sadexdasba waxay ka tirsan yihiin group la yirahdo three axels.

Track Industry Terminology.

 

 Trucking Software: Dispatch, Routing, Accounting


 Hadii an ka hadalno truck industry terminology manta xagan kuma so koobi karno waxan isku dayeyna inan kaso qadano qodobado anu isle nahay waa muhim ama ino sameyn kara fahan guud iyo mid sameyn ku leh qofki uga bahan inu so galo suuqan kaso kaso qadanayo fikir ka guud.

a). AFV- waa vehicle kaso ku socdah wax ka duwan kuwa gawarida kale ku socdan sida gas ama deisel ka.

b). Berth- wa qeybta danbe ee lagu sexdo kaso uu qofku sexdo marka uu daalo ama xiliga nasashada oo uu qofku off yahay.

Bill of lading - waxa lagu qora wax yalaha aad wadid ama rar ahaan u sidid waxey ka koban yihiin iyo daman shey kasta wana muhim.

Bobtail - waa fuqa hore ee trailer ha ama afka hore ee laga kaxeeyo kaso uu ka maqan yahay trailer kaso lo yaqano (deadhead).

Bridge formula - waa qaacidada buundada ay adeegsadan dowlada dexe iyo dowlad goboledyada si loo jaangoyo xadiga culees ee la sarayo faashashka gaariga  iyo inta ay kala fogyihiin fashashyada.

c). Cabover - cab-over-engine (coe) waa nuuc ka mida truck kaso u design gareysan aya waxa lagu magcaba cabover waxa uu lee yahay flated faceoutlook ama waji sabibix ah.

Cargo weight - asigana waa qeyb ka mida truck kaso qaado cargo yasha xamulka (load), (gear) marsho waxa lo yaqano kaso supply gareya loads uu qaado.

Cartage company - waa company hela local ama gudaha pick up and delivery meelo aan deren ayu wax geeya kana qad qadah.

CB - citizen band radio- labo siyabod aya lo isticmala radio gan inaad kula xarirto trafic  xalad ado ku jira si aad u weydisato cawinad ama adigo kula shegeysanayo so labadas siyabod o is ticmala radio gan.

CDL - commercial driver's licence- waa licence ku ogolanayo inaad ka xeysid gawarida xamulka ama bus ka kuwas oo weight kooda dan yahay 26001 pound ku waso lo isticmalo iney cawiyan business ka.

Chassis weight - waxa lo yaqanah marka uu truck faruq qarac yahay ama (empty) yahay.

COFC - waa gariga qaadah container la kaso flat ah .

Common carrier - waa company kaso qadah freight qofkasta kaso lid ku ah ama kaso horjeeda mida gaar ah ama u go'an ama u heellan ee u  shaqeeyah hal macmiil oo kaliyah.

Container - waa box weyn kaso wax lagu qaado waxuna isku jiraa in ku dow 20 ilaa 40 feet derer ahaan sido kale wuxu qadah rail or truck qaar container kamida waa qafif wana dader yihin sido kale waxa lo isticmala rail and road trasnport.

Container chassis - waa trailer uu design gareysan inu qaado containers ka.

CPM - cent by mile- mail kasta rate ayu lee yahay kaso uu bixinayo darawelku.

waxanu kaso so hadalney qeyba kamida erey bixinta warshadaha truck ama gawarida xamulka qadah kaso anan halkan kuso koobi karin balse jaecelnahay inan falaqeyno kana so hadalno qeybaha muhiin ka ee trucks hadii uu idinku jiro qof xiiseynaya truck dispatch xirfada la yirahdo waxan idinkula talin lahaa inaad so boqadan iskana so diwan galisan academy yada la yirahdo www.jiheeyeacademy.com asiga yad si toosa uga baran kartan xirfadan . 


waa ino iyo qeybta xigatah.

mahadsanidin.



 

Post a Comment

0 Comments