QEYBTII 4AAD.
waxa kaga so hadalney qeybihii hore qodobada iyo waxyalaha looga bahan yahay qofka dispatchers ah,midka driver ka ah, carrier iyo broker ka sida ay uwada shaqeyan iyo xirirka ka daxeeya marka anago si shaxareyna qodobadas.
22). Loaded Miles/Trips: waa masafada u socdo marku truck soconayo ama kilometer ka goyoh gariga xamuulka ah ee loyaqano truck load.
23). Blindi Shipment:waxa wayeh ado indho xiran inaad qadid xamuulka broker kana usan rabin inuu ku sheego ama ka qariyo mesha aad ka so qadeysid ama geyneysid xamulka aad wadid gadal laga sinayo.
24).Carrier packet: waxa wayeh agreement ka daxeeya carrier la iyo broker ka so carrier ka uu filled gareynayo and also signed si uu ula shaqeeyo brokerka.
25).Rate confirmation/ Rate sheet/Load tender: waa document tusinaya agreement ka daxeeya broker iyo dispatcher (you).
26). Bol/pod (proof of delivery): waa warqad la saxixayo tasola sinayo driver ka ama darawelka asago ka saxiya shipper ka marku qadayo (picking up the load) ama xamuulka sido kale waxu mar 2aad ka saxiixa receiver ka si uu u xaqijiyo inu dajiyay (delivery load) rarka.
27). Beth: truck ama gariga waxa uu lee yahay sarir lagu sexdo taaso marku aanu soconen qofku ku nasto (solo) hal qof hadu wad (team) labo qof markey yihiin kan wada mahee kan kale ku sexda.
28).Bobtail: waa madaxa hore ee truck laga wado kaso aysan ku xarirsaneyn trailer ha ama dibka deer ee alaabta ama xamulka lagu qado.
29)Forced dispatcher: markii u company dispatch uu signed gareeyo load ka iyo delivery time ama xiliga uu geynayo rarka kadibna driver oo darawelku ku qasbanyahay inuu qaado rarkas.
30).Long haul: waa xiliga uu darawelku (driver) uu qadayo masafo deer rarka (load).
31). Short haul: wa marka uu darawelku (driver) uu rarka geynayo meel dow.
32). Tl- Truck load: gariga oo dameystiran oo haysta trailer or load of freight talagada dambe like raran ama xamuul sida aya lo yaqana (TL) .
33). LTL: less-than-truck-load- gariga marka uu qaado rarka oo lakin uusan buxin sida marka aad ship gareyneysid (half or one package) aya lo yaqanah.
34). Hazmat: waa chemicals, nuclear waste products, radiological products iyo wixi lamida gawarida qadah marka (hazardous material) waa darka laga xirtoh oo ka ilaliniyano qofka jirkiisa.
35). Log book: waa book uu driver ku qoranyo hours or activities sacadaha iyo shaqada la qabanayo xiliga 24 hours period.
36). E-log: waa hab computerized system to keep track of their hours of services & miles.kaaso ka fudedinayo in ay dispatch iyo & carrier ay dakhso ku garan full information kaaso improve gareynayo wax qabadkoda iyo schedule sido kale drivers known (elegtronic logging device).
37). OTR: over-the-road or long haul, waa adigo oo qadah rar meel deer geyah ama gobol to gobal.
38). CPM: bartamaha mile ka wayeh kaso driver uuu bixinayo .
39). Straight truck: hal truck kaso cargo area attached by trailer oo dibka looga xiro midka xamulka qadah aya la dahaa.
40). CPM: cost by mile , miadkan waxa la calculate gareeya kadib load ka si lohelo qiimaha mile kasta yahay.
GUUNTI & GUNANADKII.
waxanu kaga so hadalnay qeybihi hore waxa lo yaqano transportation & terminologies kaso aad muhim ugu ah inuuu bartoh qofkasta ay quseyso xirfadan truck dispatch ka ah, wana ku mahadsantihiin boqashadina waxa sido kale aad ugu dadaleynaaa inan idin so bandigno waxkas oo khuseya barashada iyo fahanka xirfadan cidii ubaha waxa kala xariri kartan oo ka baran kartan cidii ubahan www.jiheeyacademy.com.
mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
0 Comments