Hours Of Services.
Federal Motor Carrier Safety Administration: waa waxda gadidka iyo jidadka u qabilsan iney si safety ay kutagan isla markasna control safety danka wadada iyo mida gawarida fududeysana in ku tagaan si nabada.
Hours Of Services sido kale waxey rule gareyan inta saac iyo marku driver u ka xeynayo gariga iyo inta saac uu ku jiri karo wadista am shaqada darawelnimada.
sido kale waxa jiro device called Electronic Logging Devise, kaaso ilaliyo gawarida track sacadaha ay shaqeynayaan kaaso si nayah waqti u ku nasto darawelka iyo garigaba si eysan extra time u shaqeyn.
marka hours of services waa 14 hours track drivers iyo 10 hours off the clock out of the 24/hrs hours, waxa la ogol yahay inuu qofka drive gareeyo 11/hrs sadexda saac ee so hartah aya loaded ama la rara their mandotary 30/min break.
hadii uu qofka drive gareeyo 14/hrs *5 days xagas waxey noqoneysaa ka dib markey dameyan 70/hrs waxa jirtah mandatory 34/hrs oo nasasho ah kaso kujirta sacadoda asbucyada so socda.
side lokala qeybiyah 8/2 & 7/5.
ka dib driving 7/hrs darawelka wuxu qadan kara 3/hrs of duty kadibna 7/hrs of driving oo darawelka shaqadisa kulaban karo leter in the days, qado 8/hrs off duty in the sleeper and also then the 2/hrsnleter in the duty.
waxda gadidka FMCSA waxey ilaliyan shurucda wadoyinka iyo midka gadidka si safety meshas ka jira u hubiyan una daba galaan sida gaari wada load ama xamuul aan ahey sidkida ama ka tan weyn kaso sababi kara accidents dankasta ah xaga wadoyinka iyo midaka daqalaha sida burburka gariga iyo mida nafta qofka bini adamka ah.
Muhimada.
waa in lo gomansado shrciga ka jira iyo xerarka u dagsan wadoyinka si lo badbadiyo dankasta iyo inuu rest helo qofka darawelka ah usan u shaqeyn over time gariga la siyo rest .
0 Comments